|
Roobab dhibaatooyiin u gaystay koonfurta turkana, hal arday ah ayaa ku dhaawacmay hanti dhan malaayi |
|
Written by mohamed issa hussein
|
|
Saturday, 05 April 2008 |
|
Dabeel aad u xoogan ayaa qaaday saqafyada 6 galaas qol shay baar iyo labo qol oo kuba la seexdo ah ee dugsiga sare ee lokori mixed, xildhibaanka koonfurta turkana, Mr Josephat Nanok,ayaa sheegay in in ka badan 50 oo ah guriyaha cooshashadaha ah in sidoo kale dabeesha ay la tagtay, waxa sidoo kale roobabkan wata dabeelaha ay burburiyeen dhismooyiin dhowr ah oo ku yaalay saldhiga booliiska ee likori , xildhibaanka dagaankaasi ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in gabadhani ardayada ahayd oo wajiga ay uga dhacday bir duulaysa lagu dabiibayo isbatalka , |
|
Read more...
|
|
|
waxaa si kordhaya walaaca iyo baaqyada loo soo jeedinayo madaxwayne kibaki iyo ninka la filayo in uu |
|
Written by mohamed issa hussein
|
|
Saturday, 05 April 2008 |
|
ururka ay ku bahoobeen shaqaalaha dalka ee marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaano fke ayaa waxa ay sheegeen in golaha wasiirada ee tiradooda dhantahay 40 ay aad u badantahay isla markana ay minja xaabinayaan dhaqaalaha wadanka , gudoomiyaha FKEda, Mr Patrick Obath, ayaa waxa uu sheegay in madaxwayne kibaki iyo ninka la filayo in uu noqdo raiisul wasaaraha in ay tahay in ay magacaabaan gola wasiira oo dhan 20 wasiir, Obath ayaa waxa uu intaa ku daray in tirada wasiirada ee saan u badan ay caqabad ku tahay dhaqaalaha wadanka , |
|
Read more...
|
|
|
Gudi Loo Soo Magacaabay Dhageysiga Qaladaadki Natiijadi Doorashooyinki |
|
Written by Ceyni Hassan
|
|
Friday, 14 March 2008 |
|
Gudiga qaran ee doorashoyinkii ECK oo suala lagawaydiini doona dowr uu gudiga ka dheelay natijadi muranka weyn dhalisay ee doorashooyinki. Dhageysiga suaalahani ayaa waxaa kasoo qeybgali doona bulshada rayid Gudoomiyaha gudiga doorashada Samuel Kivuitu iyo 21 xubna oo ka tirsan gudiga ayaa la horkeenayaa gudiga haqiiq raadinta ah la sameeyey ka dib dhexdhexaadinti uu hogaaminaayey xogayihii hore ee QM Dr,Koffi Anan. Maalinti shalay aheyd ayuu madaxweyne Kibaki magacaabay gudi ka kooban 7 xubin oo uu hogaamiynaaya garsoora u dhashay dalka Konfur Afrika Johann Kriegler. Dageysiga gudiga ayaa waxaa lagu qaban doona goob ay bulshada rayid ka ah ay suaala waydiin karaan gudoomiyaha gudiga Samuel Kivuitu. Shaleto ayaa kooxda dhexdhexaadinta ay gaareen goaan ah in la sameeya dhageysiga qaladaadki natijadi doorashooyinki. |
|
|
Gudi Loo Soo Magacaabay Dhageysiga Qaladaadki Natiijadi Doorashooyinki |
|
Written by Ceyni Hassan
|
|
Friday, 14 March 2008 |
|
Gudiga qaran ee doorashoyinkii ECK oo suala lagawaydiini doona dowr uu gudiga ka dheelay natijadi muranka weyn dhalisay ee doorashooyinki. Dhageysiga suaalahani ayaa waxaa kasoo qeybgali doona bulshada rayid Gudoomiyaha gudiga doorashada Samuel Kivuitu iyo 21 xubna oo ka tirsan gudiga ayaa la horkeenayaa gudiga haqiiq raadinta ah la sameeyey ka dib dhexdhexaadinti uu hogaaminaayey xogayihii hore ee QM Dr,Koffi Anan. Maalinti shalay aheyd ayuu madaxweyne Kibaki magacaabay gudi ka kooban 7 xubin oo uu hogaamiynaaya garsoora u dhashay dalka Konfur Afrika Johann Kriegler. Dageysiga gudiga ayaa waxaa lagu qaban doona goob ay bulshada rayid ka ah ay suaala waydiin karaan gudoomiyaha gudiga Samuel Kivuitu. Shaleto ayaa kooxda dhexdhexaadinta ay gaareen go'aan ah in la sameeya dhageysiga qaladaadki natijadi doorashooyinki. |
|
|
Kulan Ay Maalintii Shalay Dhexmaray Hogaamiyaah ODM Raila Iyo Wasiirada Cadaalada Martha Karua |
|
Written by Ceyni Hassan
|
|
Friday, 14 March 2008 |
|
Hogaamiyaha xisbiga ODM iyo wasiirada cadaalada iyo destuurka Martha Karua ayaa kulmay maalinti shalay aheyd si meesha looga saaro muranka ka daba imaanaya dowlada awood qeybsiga ah. Waxaa uu kulan kani dhaxmaray labada hogaamiyee ka dhacay hodeel ku yeela Nairobi hal maalin ka dib marki waraaqyo ay ku qoranyihiin muranka ku sabsaan dowlada awood qeybsiga ah lagu arkay dhismaha barlamaanka dalka. Waxaa uu sido kale kulan kooda dabajooga ka dib hadala dhawaantan kasoo baxay xogayaha golaha wasiirada Francis Muthaura oo ka hadlay awood qeybsiga. Kulanka Raila iyo Karua ayaa waxaa uu ahaa mid lagu dhisaayo kalsoonida labada. |
|
|
|
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 Next > End >>
|
| Results 1 - 11 of 346 |